Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo shaaciyey Qodobada Xalay miiska saaraa

Recommended Posts

Deeq A.   

Iyadoo uu natiijo la’aan kusoo dhamaadey Kulankii Xalay dhexmaray Xukuumada Xilkeedu dhamaadey iyo Mudharixiinta ayaa qoloba Qolada kale ku eedeeyeen Natiijo la’aantaas.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Musharixiinta Madaxwrynaha ayaa Bartiisa Facebook wuxuu ku shaaciyey Qodobada la isku marieaayay, wuxuuna ukala dhigdhigay sidaan hoose…

39A5C89C-0D5B-4E25-AD13-340010434E7B-359

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Mahad Salaad waxay horey Raysal wasaaraha ugu eedeeyeen inuu yahay Nin aan kaligiis go’aan gaari karin.

Puntlandi.com Muqdisho

C8961350-224E-4203-878D-5916B5D69F92-758Abdirahmaan AbdiShakuur Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir. Photo Wadajir party

The post Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo shaaciyey Qodobada Xalay miiska saaraa appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this