Sign in to follow this  
Deeq A.

FPENS oo ka hadashay xayiraadaha la saaray waxbarashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Daallada waxbarashada ee FPENS ayaa si weyn uga hortimid go’aankii kasoo baxaya dowladda Soomaaliya ee lagu xiray goobaha waxbarashada, sababo la xiriira Covid-19.

Warsaxaafadeed kasoo baxay dallada oo nuql ka mid aha lasoo gaarsiiyey Shabelle ayaa marka hore lagu faah-faahiyey sameyntii laga dhex-lay xayiradihii lasoo rogay sanadkii hore.

Sidoo kale waxa ay dalladu soo jeedisay in dib u eegis lagu sameeyo go’aanka cusub ee ay soo rogtay dowladda Soomaaliya ee lagu xiray Jaamacada & Iskuullada.

FPENS ayaa shaaca ka qaadyay in go’aankan uu saameynayo mustaqbalka arday badan oo Soomaaliyeed & qoysas ku tiirsanaa dakhliga kasoo gala waxbarashada.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

 

4fca57d5-3393-437f-bbff-8fdfe2afa889

100a9b82-c142-4366-a1d3-11a0b3687a58

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this