Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqriso: Maamulka Bangiga Dhexe oo digniin culus soo saaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Warqad kasoo baxay Bangiga Dhex ayaa digniin loogu diray Xawaaladaha iyo Bangiyada kale ee ku yaal dalka, wuxuuna faray inay socod-siiyaan isticmaalka lacagta 50-ka Doller.

Maamulka Bangiga dhexe ayaa sheegay inay sameeyeen baaritaan dheer, islamarkaana ay ku godaadeen in aysan jirin lacag been abuur ah oo dalka lasoo galiyey.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

war-saxaafadeed-lacag

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this