Sign in to follow this  
Deeq A.

Rooble oo si buuxda u aqbalay Mudaharaadkii ka dhanka ahaa Farmaajo, Warsaxaafadeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Raysal wasaaraha KMG Maxamed Rooble ayaa fuliyay qodobkii u horeeyey Heshiiskii uu la galay Murashixiinta, Kasoo ahaa inuu aqbalo Mudaharaadka loogasoo horjeedo Madaxweynohooda Wakhtigu ka dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Kulankii maanta waxay Gudigii ka socdey Xukuumada ay soo jeediyeen in Mudaharaadka laga badalo Daljirka Dahsoon Laguna qabto Garoonka Kubada Cagta Studio Koonis balse Mucaaradku waxay ku adkeysteen in lagu qabto Daljirka, aakhirkiina Xukuumadu Way aqbashay.

Warqad kasoo Baxdey Xukuumada KMG ah ayaa lagu cadeeyay in la qabanayo Mudaharaadka.

A872483A-A249-4B8D-8AE8-C451921F5295.jpe 0585461C-CAD9-4B8D-A670-8CA15EE14946-345

waatan warqadii

The post Rooble oo si buuxda u aqbalay Mudaharaadkii ka dhanka ahaa Farmaajo, Warsaxaafadeed appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this