Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Ciidamada Puntland Oo Wariye Kilwe Xukun ku Ridday

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa xukun ku ridday Wariye Kilwe Aadan Faarax oo muddo ku xiran mid ka mid ah xabsiya Puntland

Puntland ayaa wariye Kilwa kusoo eedeysay in uu duubay muuqaa sawirka madaxweyne Deni oo la jeexjeexayo, maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa sheegtay in aysan hayn wax cadayn ah oo ku saabsan eedayntaas, waxayna ku xukuntay 3 bilood ah oo xarig ah taas oo ka bilaabanaysa 28. December 2020 oo ah maalintii la xiray.

Kilwe ayaa muddo dhowr jeed ah Puntland sheegtay in uu u xiran yahay dambiyo kale.

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this