Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Dr. Axmed Cumar Az-hari Dies in Nairobi

Recommended Posts

Alle ha u naxariistee Waxaa Magaaladda Nairobi ee Xaruunta Wadanka Kenya ku geeriyooday Taariikhyahan Caana oo Soomalidu Sifiican u taqaano Dr. Axmed Cumar Az-hari oo mudo ku Xanuusanayay Magaaladda Nairobi, Waxaan ilaahay uga baryaynaa in uu Marxuumka Janatul Fardowza ka waraabiyo Eheladiisa iyo qaraabadii iyo Asxaabtiina iyo Idil Ahaanba Soomaali oo dhana Samir iyo Iimaan ha ka siiyo.

 

Alle ha u naxariistee Marxuum Dr. Axmed Cumar Az-hari oo Taariikhyahan Caana Islamarkaana Soomaalidu ku taqaano dhinaca Taariikhda Faraaciinta iyo Waliba Taariikhda Guud ee Soomaalida oo uu sheego meesha ay Asal ahaan kasoo jeedo.

 

Dhinaca kale Alle ha u naxariistee Marxuum Dr.Axmed Cumar AZ-hari ayaa ahaa Suxufi oo kasoo Shaqeeyay Wasaaradii Warfaafinta ee Dowladii dhexe ee Jamuuriyadii Soomaaliya Wuxuuna kusoo barbaaray Wadanka Masar oo uu Waxbaraashadiisi inta badan kusoo qaatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

May Allah s.w have mercy on his soul and ehelkiisana patience iyo iimaan Allaha siiyo Insha Allah.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this