Deeq A. Posted March 3, 2021 (SLT-Hargeysa)-Afhayeenkii Madaxweynaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac ayaa maanta si rasmi ah xilkaasi iska casilay. Maxamuud Warsame Jaamac ayaa dhan kale sheegay in uu u tartamayo xildhibaan Golaha Wakiillada ah. Somalilandtoday kala soco warkan oo faah-faahsan Source Share this post Link to post Share on other sites