Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Axmed Casoowe oo ku geeriyooday Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

-Allaha u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble ( Casoowe) oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya.

Allaha u naxriistee Xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe) ayaa ka mid ahaa Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 10-aad.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this