Sign in to follow this  
Deeq A.

Rooble oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Xildhibaan Casoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, asxaabka iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay alle ha u naxariistee Xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble “Casoowe” oo maanta ku geeriyooday magaaladda Muqdisho.

“Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska,asxaabtii iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe). Marxuumka Jannadii Firdows Allaha ka waraabiyo ehelkiisana samir iyo iimaan Allaha ka siiyo. إنا لله وإنا إليه راجعون” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Rooble.

Allaha u naxriistee Xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe) ayaa ka mid ahaa Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 10-aad.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this