Deeq A. Posted March 2, 2021 Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa ku baaqday in saamileyda siyaasadda Soomaaliya ay isugu yimaadan shir si xal looga gaaro doorashooyinka dalka . Mareykanka ayaa madaxda dowladda Federaalka iyo Kuwa Dowlad gobaleedyada dalka waxa uu ugu baaqay sidoo kale in ay dardar geliyaan dadaalada xalka loogu raadinayo shacabka . Qoraalka ka soo baxay Safaaradda ayaa lagu yiri “Mareykanka oo ugu baaqday in Madaxweyne dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ay shir hadda isug yimaadaan, Sameeynaa waxa saxda u ah Shacabka Soomaaliyeed ee dhameystira doorashada “ . Hadalka ka soo baxay Safaaradda ayaa waxa uu ku soo aadaya xilli Farmaajo ku baaqay shir wadatashi khamiista in Muqdisho la isugu yimaado. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites