Sign in to follow this  
Deeq A.

Mucaaradka oo kasoo horjeestay In Safiirka Cusub ee UK uu Waraaqaha Aqoonsiga gudbiyo Madaxweyne Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar kamida Mucaaradka ayaa ka horyimid in Safiirka Cusub ee Ingiriiska u fadhiyi doona Soomaaliya Ms Kate Foster ay waraaqeheeda safiirnimo u gudbiso Madaxweyne Farmaajo.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa nasiib daro ku tilmaamay in Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaadey uu Wali Dharciga ku xadgudbay, waxaa iyana sharci jabin ah in Safiirada Ingiriisku ay waraaqeheeda Aqoonsiga u gudbiso Madaxweyne Wakhtigiisu dhamaadey, wuxuu yiri sidaan hoose.

  • “Waxay noqon doontaa jebin sharci & qalad siyaasadeed haddii safiirka cusub ee (UKinSomalia) ee Soomaaliya ay u soo bandhigto warqaddeeda aqoonsiga oo ay u dhiibto Farmaajo oo waqtigiisu ku ekaa 8dii Febraayo.”.

Safiirka Cusub ee Ingiriiska ayaa lasoo magacaabay Bishii Janaayo, waxayna Xafiiska la wareegtay Bidhii Feberaayo.

Puntlandi.com Muqdisho

42160C1E-6219-4E7B-B225-44E9A880244F.jpe

The post Mucaaradka oo kasoo horjeestay In Safiirka Cusub ee UK uu Waraaqaha Aqoonsiga gudbiyo Madaxweyne Farmaajo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this