Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Wararkii ugu dambeeyey ee kulanka Rooble & musharraxiinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo midowga murshixiinta ayuu galabta kulan ugu furmay Hotel Decale ee Magaalada Muqdisho kaas oo looga hadlayo dhameystirka isfahamkii dhowaan labada dhinac ay gaareen.

Kulanka ayaa waxay labada dhinac diiradda ku saari doonaan sii wadista isfahamkii 25 bisha Febraayo ay wada gaareen Dowladda Soomaaliya iyo murashixiinta.

Kulanka ayaa lagu wadaa marka uu soo dhammaado in ay Warbaahinta la wadaagaan waxyaabaha la isku afgartay.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

R0.jpg R1.jpg R2.jpg R3.jpgR4.jpgR5.jpgR6.jpg R7-1.jpg R8.jpg R9.jpg R11.jpg R12.jpg R13.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this