Sign in to follow this  
Deeq A.

Abiy Axmed oo Lagu Eedeeyey Isir Sifeyn

Recommended Posts

Deeq A.   

Xogo qarsoodi ah oo ay diyaarisay dowladda Mareykanka ayaa la sheegayaa in lagu helay ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed  iyo maleeshiyaadka daacadda u ah iney wadaan isir sifeyn ka dhan ah Tigreyga.

‘Gebi ahaanba deegaanno ayaa la tirtiray’ sidaasi waxaa lagu xusay warbixintan oo ay heshay New York Times.

Warbixinta waxaa ay intaasi ku dareysaa in dagaalyahannada Amxaarada oo gobolka Tigeyga u yimid taageerada ra’isul wasaaraha Abiy waxaa ay wadaan isir sifeyn qorsheysan.

Abiy Axmed, waxaa waqtigiisu dhammaaday xilli hore, laakin waxaa uu dib u dhigay doorashada isaga oo qaab sharci darro ah kursiga ku fadhiya.

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this