Sign in to follow this  
Deeq A.

Duqa Muqdisho oo guddoomiyey shir muhiim ah + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta Wacyi galinta Coved 19 si looga Wacyi galiyo Bulshada kunool Caasimadda Muqdisho Cudurka Safmarenka ah.

Kulanka ayaa Waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Gudoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, iyada oo diirada lagu saaray sidii wax looga qaban fidista Corona.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

155817400_2821958708042870_3108544808485844565_n 154932965_2821958571376217_6975452557756818687_n 155267209_2821958641376210_6373018046486079153_n 155471219_2821958804709527_2318683108958158042_n 155774720_2821958528042888_8410084005075199868_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this