Deeq A. Posted February 28, 2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta Wacyi galinta Coved 19 si looga Wacyi galiyo Bulshada kunool Caasimadda Muqdisho Cudurka Safmarenka ah. Kulanka ayaa Waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Gudoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, iyada oo diirada lagu saaray sidii wax looga qaban fidista Corona. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites