Sign in to follow this  
Deeq A.

Ilhaan Cumar oo soo jeedisay in la cunaqabateeyo Maxamed Bin Salmaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanad Ilhaan Nuur Cumar oo ka tirsan Aqalka wakiillada ee baarlamaanka dalka Maraykanka ayaa soo jeedisay in cunaqabatayn la saaro dhaxal sugaha dalka Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan.

Hadalka Ilhaan Cumar ayaa imaanaya xilli ay sirdoonka Maraykanka sheegeen in dhaxal sugaha dalka Sacuudiga uu ku lug lahaa dilkii wariye Jamaal Axmed Khashuggi.

Wariye Khashuggi ayaa 2dii oktoobar 2018 lagu dhex dilay Qunsuliyadda Dowladda Sacuudiga ay ku leedahay Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this