Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Booliska Gobolka Sool Oo Soo Bandhigay Hub Ay Ku Soo Qabteen Hawl-gallo Ay Sameeyeen

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)-Ciidanka Booliska gobolka Sool ayaa soo bandhigay hub isugu jira Baaskolado, Toorayo, Midiyo iyo sameecadaha lagu xidho bajaajta oo ay kusoo qabteen hawlgalo ay sameeyen maalmihii udambeeyey.

Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Sool Gaashaanle Sare Axmed Cabdilaahi oo ka hadlay hawl-galkaasi ayaa sheegay in ay ciidanka boolisku sii laba jibaari doonaan.

154617721_3845112602274794_2503172590980 154570664_3845112628941458_1719508587252

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this