Deeq A. Posted February 27, 2021 Xuseen Yuusuf Cigaal oo ka mid ahaa Soomaalida degan xaafada Edmonton ee waqooyiga London ayaa lagu xukumay xabsi daa,in Xuseen waxay maxkamad ku heshay danbi ah in uu dilay xaaskiisa Maryan Ismaaciil 6 April sanadkii 2020. Xuseen ayaa maxkmada mar ka sheegay in Karoona uu hayay oo xaaskiisa ay tiri aqalka iiga bax oo karoonaha uu waalay oo uu dilay sidoo kale wuxuu sheegay in uu isdifaacayay. Dambi baarayaasha arkay meydka gabadha AUN waxay sheegeen in ay ka anfariireen sida uu u dilay islamarkaana baaritaankooda wuxuu muujiyay in aanu dagaal dhicin ee gabadha la dilay oo aanay iyadu gacan geysan. Xuseen waa 66 jir darawal bas ahaa . View the full article Share this post Link to post Share on other sites