Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News—Fahad Yaasiin oo laga qaadayo NISA, iyo Saraakiil kale oo xilalka laga qadayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar lagu kalsoon yahay oo Puntlandi.com hayaan, waxaa xilalka laga qaadayaa Taliyayaal Ciidan oo uu ugu horeeyo Fahad Yaasiin oo ah Taliyaha Mabadsugida NISA.

Xogtu waxay sheegaysaa in Fahad Yaasiin lagu khasbayo inuu iska casilo Xilkaas, waxaa na Si kumeel gaar ah usii haynaya Ku xigeenkiisa ilaa Doorashadu ka dhacayso.

Mucaaradka oo ay u horeeyaan Xasan Sheikh iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Ku raacay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni soo jeedintiisii ahayd in lala xisaabtamo Taliyayaasha Ciidamada, Xilal kooxdaana loo dhiibo Dad la isku jøhalayn karo oo aan Siyaasada faraha kula jirin.

Wararka hada Puntlandi.com soo gaaraya waxay sheegayaan in maalmaha soo socda isbadal lagu samayn doono Hogaamiyayaasha Ciidamada Dowlada Federaalka.

Puntlandi-Breaking-news-center.jpg

Puntlandi.com Muqdisho

The post Breaking News—Fahad Yaasiin oo laga qaadayo NISA, iyo Saraakiil kale oo xilalka laga qadayo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this