Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland iyo Jubbaland oo soo dhaweyey Heshiiskii shalay, Madaxweynihii horena ugu baaqay inuu

Recommended Posts

Deeq A.   

Shalay waxay Mucaaradku ay heshiis la galeen Raysal wasaaraha KMG , Hrdhiidkaasoo fure u ah waxayaabihii ay tabanayeen Mucaaradka, Puntland iyo Jubbaland.

Hadaba Dhankooda waxaa soo dhaweeyey Heshiiska Puntland iyo Jubbaland iyagoo dheegay inay rajaynayaan in Heshiisku uu fure u noqdo wadadaan u xaaro qaabkii Dalka Doorasho Xor ah oo nabadgalyo leh ay uga dhici lahayd.

Waxay kaloo kula taliyeen Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey inuu qaybtiisa ka qaato isagoo ka fogaanaya waxwalba oo dib u dhac keeni kara.

Labada Maamul waxay aad usoo dhaweeyeen Kaalinta uu qaatay Raysal wasaaruhu waxayna u mahad celiyeen Dadkii isku taxalujiyay Is afgaradkaan inuu dhaco uuna ku dhamaado Guul.

Puntlandi.com Garowe

C9422E27-D641-450C-AAB2-27022B47F914.jpe

The post Puntland iyo Jubbaland oo soo dhaweyey Heshiiskii shalay, Madaxweynihii horena ugu baaqay inuu appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this