Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News— Shirkii Mucaaradka iyo Raysal wasaaraha oo Qodobo kasoo baxeen, Mudaharaadku Beri oo baaqday

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulankii maanta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku dhexmaray Mucaaradka iyo Xukuumada KMG ayaa waxaa kasoo baxay Qodobo heshiis lagu gaaray.

Wadahadal dheer iyo gorgortan Waxay Mucaaradku ogolaadeen inay beri oo Jamce ah ay baajiyaan Mudaharaadka.

Gudi ay kamid yihiin Cabdiraxmaan Cabdishakuur , Cumar Finish iyo Musharax Geele ayaa loo saaray inay soo baaraan Dhacdadii 19 Feberaayo,

Macada In Qodobadaan uu aqbali doono Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey inkastoo Siyaasiyiin badan ay aaminsan yihiin in Qolada Raysal wasaaraha iyo Farmaajo ay doonayaan uun inay beri baajiyaan Mudaharaadka,

Wixii soo kordha kala soco halkaan

Puntlandi-Breaking-news-center.jpg

The post Breaking News— Shirkii Mucaaradka iyo Raysal wasaaraha oo Qodobo kasoo baxeen, Mudaharaadku Beri oo baaqday appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this