Sign in to follow this  
Deeq A.

Xasan Cali Kheyre oo diiday ka qaybgalka Shirka u socda Siyaasiyiinta Beesha Hawiye

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoorqoor, Rooble, Mahad Salaad, Cc, Shariif, Geele, Xasan Sheikh iyo Cabdi qaybdiid ayaa shir uga socdaa Garoonka Diyaaradaha meel u dhow.

Sida Puntlandi.com Xogta ku hayaan waxaa Shirka ka maqan oo diiday inuu kasoo qaybgalo Xasan Cali Kheyre oo saluugsan in lala shiro xiligaan Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey.

Kulanku si habsimi ah ayuu u socdaa waxaana laga filayaa inay kasoo baxaan Qodobo horay loogu sii socdo si Dalka ay uga dhacdo Doorasho nabad iyo Cadaalad ah.

Puntlandi.com Muqdisho

F495E7B2-5BAC-44CE-8D25-08BA0A62DDB0-800 C0DDFB53-D655-4D65-AAD9-31FF623421C6-800 A8578891-3E2E-4DB9-876A-9E9DD4EC2C82-800 707730A2-193B-4B29-9CDC-76822B023C7C-800

The post Xasan Cali Kheyre oo diiday ka qaybgalka Shirka u socda Siyaasiyiinta Beesha Mogadishu Clan appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this