Deeq A. Posted February 25, 2021 waxaa goordhaw magaalada Muqdisho kulan u dhaxeeya Ra’iisul wasaare Rooble iyo xubnaha midawga musharixiinta. Kulankan oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka iyo khilaafaadka taagay ayaa waxa uu ka dhacaya Hotel Decale . Rooble ayaa waxa ku wehlinaya kuanka Madaxweeynayaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites