Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoraal ay Mucaaradku u direen Beesha Caalamka “ Farmaajo Xilka halaga qaado”

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraal ay Mudharixiinta Madaxweynaha ay u direen Beesha Caalamka ee daneeya Arimaha Soomaaliya ayay ku dalbadeen dhowr qodob.

Qodobada waxaa kamida

  • In Xilka laga qaado Farmaajo oo lagu wareejiyo Gudi Qaran
  • in Laba bilood Gudohood Doorasho lagusoo gabagaberyo
  • In Gudiga Doorashada laga saaro Xubnaha lagu muransan yahay
  • In Mucaaradku ay boos ku yeeshaan Wadahadalada Doorashada.

Waakan Qoraalka oo dhamaystiran

E3C07CC3-8E06-439B-AB1E-E16C77B1D465-372 2F78552B-8732-4429-BDCA-8B7F7D6CE7AE-361 MADASHA-707x500.jpg

The post Qoraal ay Mucaaradku u direen Beesha Caalamka “ Farmaajo Xilka halaga qaado” appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this