Sign in to follow this  
Deeq A.

Milateriga Soomaaliya oo soo bandhigay xubno ka tirsan Al-shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   
3-14.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Milateriga Soomaaliya oo ay weheliyaan ciidamada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa hawlgal qorshaysan ku qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab sida laga soo xigtay saraakiil ciidan.

Hawlgalkaas oo laga fuliyay tuulooyin hoostaga degaanka Awdiinle ee Gobolka Baaya waxa lagu qabtay afar xubnood oo Al-shabaab ah balse lama soo werin khasaare dhashay.

Saraakiisha ayaa soo bandhigay sawirada shakhsiyaadka lagu qabtay Hawlgalkaas inkastoo aysan weli magacyadooda shaacin.

PUNTLAND POST

The post Milateriga Soomaaliya oo soo bandhigay xubno ka tirsan Al-shabaab appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this