Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawlada Turkiga ayaa ku dhawaaqday inay joojisay Dal-ku-galka (Visa) ay siin jirtay Soomaalida u safraya dalkeeda+Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Dawlada Turkiga ayaa ku dhawaaqday inay joojisay Dal-ku-galka (Visa) ay siin jirtay Soomaalida u safraya dalkeeda+Sababta

 visa.jpg

 

Dawlada Turkiga ayaa ku dhawaaqday in ay joojisey bixinta Dal ku galkeeda (VISAHA) muwaadiniinta Soomaaliyeed awgeed.

Sababta ay sidaas Xukuumada Ankara usameysay ayaa ah in ay kordheen cabsida laga qabo dadka cudurka Covid 19 soo ridanayo gudaha Soomaaliya.

Waxaa Sanadihii dambe aad u kordhayey dadka codsada dal ku galka (Viisaha) Dalka Turkiga,iyadoo ilaa amar dambe la sheegay in la joojiyey Bixinta Visaha.

Soomaali badan ayaa waxay Waxbarasho,Dalxiis iyo Caafimaad u tagaan dalkaa Turkiga,qaar waxaa jira Tahriib ka sii aada oo Giriiga sii mara,iyadoo Covid 19 Awgeed loo joojiyey Visaha dalkaasi lagu geli jiray.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this