Deeq A. Posted February 23, 2021 Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan iyo Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa kulan ugasocdas Kismasyo. Masuuliyiinta ayaa kawada hadlayo qaabka loosii wadi Karo wada xaajoodka Doorashada iyo sida ay Dalka uga dhici karto Doorasho. Madaxweyne Axmed Madoobe horay ayuu iga dayriyey in kulano laka qaato Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey ineysan wax natiijo ah keeneyn. Puntlandi.com Kismaayo The post James Swan oo Kismaayo kula kulmay Madoobe appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites