Sign in to follow this  
Deeq A.

James Swan oo Kismaayo kula kulmay Madoobe

Recommended Posts

Deeq A.   

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan iyo Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa kulan ugasocdas Kismasyo.

Masuuliyiinta ayaa kawada hadlayo qaabka loosii wadi Karo wada xaajoodka Doorashada iyo sida ay Dalka uga dhici karto Doorasho.

Madaxweyne Axmed Madoobe horay ayuu iga dayriyey in kulano laka qaato Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey ineysan wax natiijo ah keeneyn.

Puntlandi.com Kismaayo

The post James Swan oo Kismaayo kula kulmay Madoobe appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this