Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumada KM G oo markale kasoo horjeesatay Mudaharaadyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Amniga Xasan Jimcaale oo Shir jaraa’id qabtay ayaa hoosta ka xariiqay in la manuucay isusoobax iyo Isu imaansho aan Muhiimka ahayn.

Wasiirka KMG ee Amnigu wuxuu sheegey in Mudaharaadyada la iclaamiyey aan la isugu imaan karin sidaas awgeedna aysan Xukuumadu aqbalayn in Muqdisho lagu Mudaharaado.

Hadalkaan ayaa imaanaya xili ay Musharixiintu iclaamiyeen isusoo bax loogasoo hor jeedo Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Musharixiintu wali kama jawaabin hadalka Wasiirka, waxaase la filayaa inay dhowaanahaan ay jawaab ka bixiyaan.

Puntlandi.com Muqdisho

The post Xukuumada KM G oo markale kasoo horjeesatay Mudaharaadyada appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this