Deeq A. Posted February 23, 2021 Qar uu fuliyay Qof naftoihalige ah ayaa goordhowayd ka dhacay Xaafada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho, ilaa hada khasaaraha rasmiga ah lama oga. Ciidamada Amaanka ayaa xiray goobta Qaruxu ka dhacay, lamana oga cida loola danlahaa Qaraxa, waxaase ku dhowaa goobta uu qaruxu ka dhacay Saldhig Boolis. wixii Faahfaahin ah kala soco halkaan Puntlandi.com Muqdisho The post Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xamarweyne appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites