Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xamarweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Qar uu fuliyay Qof naftoihalige ah ayaa goordhowayd ka dhacay Xaafada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho, ilaa hada khasaaraha rasmiga ah lama oga.

Ciidamada Amaanka ayaa xiray goobta Qaruxu ka dhacay, lamana oga cida loola danlahaa Qaraxa, waxaase ku dhowaa goobta uu qaruxu ka dhacay Saldhig Boolis.

wixii Faahfaahin ah kala soco halkaan

Puntlandi.com Muqdisho

The post Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xamarweyne appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this