Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg-Deg:- Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya degmada Xamar Weyne ayaa sheegaya in goordhaw uu saldhigga degmada uu ka dhacay qarax xoogaan .

Qaraxana ayaa inta badan laga maqlay dhawaqiisa degmooyinka Gobalka banaadir waxaana wararku ay sheegayaan in uu yahay qof watay jaakad laga soo buuxiyay  waxyaabaha qarxa .

Ciidamada dowladda ayaa la sheegay in ay ku daba jireen shaqsiga is qaraxiyay , taas oo keentay in uu khasaaraha yaaraado , sida ay illa ka agdhaw goobta uu qaraxa ka dhacay ay inoo sheegeen .

Illaa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa ka dhacay degmada Xamar weeyne.

 

Wixii ku soo kordha warkan kala soco GoobJoog News 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this