Deeq A. Posted February 23, 2021 Qoraal Ka Soo Baxay Daadir Amiin Cali oo ahaa tababarihii kooxda kubbadda cagta Geeska Afrika ayuu ku shaaciyay in gabi ahaan uu ka tagay kooxdii uu maamulayay,isagoo u suuri geliyay in aan keeno horyaalka Somalia Premier League, sidoo kalane mudo ka dib u qaaday horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya. “Maanta Oo Ay Taariikhdu Tahay 23-02-2021 Waxaan Joojiyay Xilkii Maclinimo Ee Aan Uhaayay Kooxda Geeska Afrika, Oo Aan Runti Waqti Quruxbadan Lasoo Qaatay, Sababo Aniga Ii Gaar Ah , Waxaan Urajaynayaa Guulal Fara Badan Iyo Xiliyo Fiican Insha alh, Waxaan Aad Ugu Mahadcelinyaa Dhamaan Maamulka Ciyaartoyda Iyo Taagerayasha Sida Quruxda Badan Aan Uwada Shaqeenay Intii Aan Isla Joognay Mahadsanidiin” ayuu bartiisa bulshada ku soo daabacay Macallin Daadir Amiin. Sidoo Kale Aqriso Warar Ku Saabsan Daadir Amiin Daadir Amiin “Waan Ku Faraxsanahay Hanashada Horyaalka Heerka Koowaad Ee Soomaaliya ” W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites