Deeq A. Posted February 23, 2021 Siihayaha Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Qaraamda Midoobay Richard Mills, ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in la hirgeliyo hanaanka doorashooyinka Soomaaliya. Richard Mills oo hadal ka jeediyay shirka Golaha Ammanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Soomaalida in ay xal deg deg ah ka gaaraan arrimaha doorashooyinka kana Shaqeeyaan Nabadda iyo Xasiloonida waddanka Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in shaqaaqooyinkii ka dhacay 19-kii Bishaan Muqdisho ay horseedi karto halis kale iyo in wadanka hubinti la’aan kale,taasina uusan aqbaleyn Mareykanka. PUNTLAND POST The post Maraykanka oo baaq u jeediyay Madaxda Soomalida appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites