Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Libya oo in ka badan 150 Tahriibayaal ah ka soo furtay xabsi qarsoodiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Amaanka Liibaya, oo weerar qorshaysan ku qaaday xabsi qarsoodi ah oo ku yaala koonfur-bari dalkaaasi liibiya, ayaa ku guuleystay in badbaadiyaan 156 ruux oo ay 15-ka mid ah yihiin haweenka .

Howlgalkan oo ka dhacay magaalada Kufra ayaa dhacay 16-kii Febraayo, kadib markii mid ka mid ah tahribyaasha uu xabsiga ka baxsaday isbuucii lasoo dhaafay, iyadoo loo wareejinayo goob kale oo la doonayay in la xiro .

Muhaajiriinta la soo badbaadiyay oo u kala dhashay dalalka Soomaaliya, Eriteriya iyo Suudaan waxaana la dejiyay goobo amaan ah waxaana la siiyay raashin, dhar iyo bustayaal.

PUNTLAND POST

The post Ciidamada Libya oo in ka badan 150 Tahriibayaal ah ka soo furtay xabsi qarsoodiya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this