Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaal Ciidan

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay laba Taliye Qaybeed u magacaabay Gobollada Karkaar iyo Sanaag.

Dikreeto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Deni ayaa lagu magacaabay Taliyaasha Qaybta Booliiska Gobollada Karkaar iyo Sanaag kadib markii xilka laga qaaday Taliyaashii hore.

Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Karkaar ayaa loo magacaabay Gaashaanle sare Faarax Nuur Maxamed halka Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Sanaag loo magacaabay G/sare Cabdikariin Maxamed Cabdulle.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaal Ciidan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this