Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News— Midowga Murashixiinta “Ilaa wixii 19 Feb. Dhacay laga wadahadlo, Doorasho dhici mayso,lagamana hadli karo”

Recommended Posts

Deeq A.   

Murashixiinta Madaxweynsha Soomaaliya oo Shir Jaraa’id qabtay masnta 22 Feb. Ayaa si kulul uga hadlay Xaalada Dalku wajahay.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegey ineysan dhinacna u soconeyn isla markaasna aan Fooradho laga hadli karin ilaa laga hadlo weeraradii dhacay 18 19 Feberaayo ee xabada lagu weeraray Murashixiinta iyo Fibadbaxayaashii.

CC wuxuu kaloo eedeeyey Beesha Caalamka oo uu sheegey iney iska indhatirayaan wixii dhacay 19 Feberaayo, wuxuu kaloo Beesha Caalamka ku eedeeyey iney Maxamed Cabdullaahi Farmasjo ay wali ula macasmilaan sidii uu Madaxweyne yahay.

Murashixiintu waxay sheegeen iney hada ogaadeen in Madaxweynaha Walhtigiisu dhamaadey uu ku maaweelin jiray Fooradho aanndaacad ka ahayn isla markaasna uu feerwadey dhismsha Ciidan.

Murashixiintu waxayna mahadceliyey Hogaamiyaasha Jubbaland iyo Puntland oo qaadacay inay la kulmaan Maxamed Farmaajo ilaa meel la saaro wixii dhacay 19 feberaayo.

Puntlandi.com

AF20F94E-4EF1-4689-B38E-840C0D636349-660

The post Breaking News— Midowga Murashixiinta “Ilaa wixii 19 Feb. Dhacay laga wadahadlo, Doorasho dhici mayso,lagamana hadli karo” appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this