Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha ammaanka oo kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta dood adag ka yeelanaya xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.

Kulankan ayaa lagu wadaa in sidoo kale loogaga hadlo arrimo ay ka mid yihiin ammaanka, Doorashooyinka, Siyaasadda iyo waqti kordhinta ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.

Fadhigan ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa iyadoo xaalad xasaasi ah oo dhinaca siyaasada ay ka jirto dalka Soomaaliya.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi uu yeeshay 9-kii Febaarayo 2021 ayaa dhageystay xogta Soomaaliya, waxaana warbixinta la wadaagay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Amb. James Swan.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this