Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Wafdi ka socda Midowga Yurub oo gaaray Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe, Wafdi kasocda Midowga Europe oo uu hoggaaminayo Ergayga Midowga Europe ee Soomaaliya Nicolás Berlanga Martínez, ayna ka midyihiin Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi iyo Safiirka Sweden ee Soomaaliya Staffan Tillander.

Kulanka oo ay Madaxweynaha kala qeybgaleen Wasiirada Wasaaradaha arrimaha Gudaha, Qorsheynta iyo Wafaafinta, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

153205436_1118475828565936_7997930383056031199_o 152380831_1118475968565922_7745530897434058234_o 152854286_1118476048565914_915371778104964695_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this