Sign in to follow this  
Deeq A.

“Raaligelin Baan Ka Bixinayaa Hadalada Wasiir Cismaan Dubbe Ee Uu Ku Duray Dawlada Imaaradka Oo Ka Mid Ah Dawladaha Horumarinta Somaliland Ka Shaqeeya Aad Baan Uga Xumahay In Uu Maago Isaga Oo Magac Reer Sita Oo Aan Magac Dawladeed Sidan…” Boqor Buurmadow

Recommended Posts

Deeq A.   

” Raaligelin Baan ka Bixinayaa Hadalada Wasiir Cismaan Dubbe ee uu ku duray dawlada imaaradka oo ka mid ah dawladaha horumarinta Somaliland ka shaqeeya aad baan uga xumahay in uu maago isaga oo magac reer sita oo aan magac dawladeed sidan, Anaa Odeygiisi iyo Madaxdhaqameedkiisi ah raaligalina waan ka bixinay hadaladaasi”.

Boqor Cismaan Buurmadow ayaa sidaasi ku yidhi wareysi aan la yeeshay sidoo kalena wuxuu raaligalin ka siiyey Musharaxiinta Mucaaridka Soomaliya, Maamulada Jubbaland, Puntland, Dawladaha Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya hadaladii uu ku duray dhinayacadaasi kala duwan Wasiirka Warfaafinta Soomaliya Cismaan Dubbe.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this