Sign in to follow this  
Deeq A.

Midowga Murashixiinta oo warqad u diray Golaha Amaanka Qaramada Midoobay

Recommended Posts

Deeq A.   

Beri oo isniin ah Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa kulan ka yeelanaya Arimaha cakiran ee Soomaaliya, Hadaba Golaha Midowga Murashixiinta oo kulankaas ka faa’iideysanaya ayaa warqad dheer u diray Golaha Amaanka.

Goluhu wuxuu si Guud uga hadlayaa Xaalada uu Dalku ku sugan yahay iyo In Madaxweynihii walhtigiisu dhagaystay oo kursiga ka fuqi la’a uu ku darsadey Caburin iyo inuu Ciidamadii Qalabka siday uu u adeegsado Shacabka iyo Dadkii isaga la tartami lahaa.

Waatan warqadii

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this