Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Caafimaadka Oo Shaacisay Kiisas Cusub Caabuqa Covid19

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda caafimaadka xukumadda federalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixintii ugu dambeysay ee kisaska cudurka Covid 19 ee la diiwaan geliyay 24kii saac ee la soo dhaafay guud aahan dalka soomaaliya.

sidoo kale Wasaaradda Caafimaadka Xukkumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay sheegtay in 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka 936 qof, waxaana kiisaka laga helay Gobolka Banaadir iyo Qaar ka mdi ah maamul Goboleedyada dalka.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 936

Laga Helay: 128

Banadir: 110

Jubaland: 8

Somaliland: 6

Koonfur Galbed : 3

Galmudug: 1

Lab: 75

Dhedig: 53

Dhimasho: 8

Bogsashada: 7

Tirada Guud ee Laga Helay: 6,017

Bogsashada Guud: 3,764

Dhimashada Guud: 202

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this