Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubaland oo shuruudo cusub ku xirtay ka qeybgalka shirka doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   
PhotoCollage_20210221_174120772.jpg?resi

Dowlad goboleedka Jubaland ayaa 5 shuruudood oo cusub ku xiray ka qeybgalka shirka doorashada Soomaaliya.

War-saxaafadeed ka baxay madaxtooyada Jubaland ayaa lagu sheegay in jubaland ay ku baaqayso qodobada kala ah.

– In Dowladda Federaalka raaligelin ka bixiso rabshadihii ka dhacay Muqdisho

– In la isugu yimaado shir ay ka soo qeybgalaan muraadka.

– In shirku ka dhaco goob amnigeeda mas’uul ka tahay Beesha Caalamka.

– In la helo cid damaanad-qaada fulinta natiijada shirka.

– Iyo in madaxweyne Farmaajo ka dhexbaxo oo uusan door ku yeelan hannaanka doorashooyinka dalka.

Hoos ka akhriso war-saxaafeedka oo dhameystiran

FB_IMG_16139156525159869.jpg?resize=720% FB_IMG_16139156566395871.jpg?resize=720%

PUNTLAND POST

The post Jubaland oo shuruudo cusub ku xirtay ka qeybgalka shirka doorashada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this