Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 21, 2021 Fannaanadii weyneyd Faadumo Cali Nakruuma oo magaalada Muqdisho ku geeriyootay Waxaa goor dhaw la xaqiijiyay geerida alle ha u naxariisteen Fannaanadii weyneyd Faadumo Cali Nakruumo oo cudurka Covid 19 ugu geeriyootay isbitaalka Martiine ee magaalada Muqdisho. Nakruuma ayaa ka mid aheyd fannaaniinta Soomaaliyeed ee sida weyn loo jeclaa, iyadoo u badneyd qaadista heesaha wadaniga oo ay ku baraarujin jirtay dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan wixii ka danbeeyay burburkii dowladda dhexe. Cudurka saf marka ah ee Coronavirus oo maalmihii ugu danbeeyayba siweyn ugu soo xoogeystay magaalada Muqdisho ayaa dilay dad bulshada dhaxdooda caan ka ahaa, waxaana socda dadaalo lagula tacaalayo sidii looga hortagi lahaa cudurka. Nakruuma markii ay dhaceen dagaalada sokeeye 1991 kii waxay u qaxday qurbaha, waxayse Soomaaliya ku laabatay 2018 kii markaasoo wixii ka dambeeyay ay daganayd magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay geerida fannaanada. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 21, 2021 This new variant of Covid-19 spreading rapidly in Xamar is deadly. It seems it is the new Koonfur Afrika mutant, which spreadly far, quickly and deadly than the first version of Covid. It had taken away the lives of Nakruuma, Sh. NUUR Baaruud Gurxan, fannaan Faarax Siidoow Faarax and Saamiya Saleebaan Sh. Nuur (better known as Saamiya Lerew on social media). All passed in the past week in Muqdisho. You cannot believe how many tacsi are being sent on Facebook daily now, especially elder Soomaalis in Muqdisho. Rabiyoow ummadaada Muslimka ka haay cudurkaan safmareenka sh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 21, 2021 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 22, 2021 Rest in peace Quote Share this post Link to post Share on other sites