Sign in to follow this  
Deeq A.

Illaahay ha u naxariistee Waxaa geeriyoodey Faadumo Cali Nakruuma

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta Muqdisho ku geeriyoodey Illaahay ha u naxariistee Fanaanadii Caanka ahayd Faadumo Ali Nakruuma, Nakruuma waxay kamid ahayd Hoboladii Barisamaadka ee Waaberi,

Nakruuma oo in Mudo ah ku noolayn Dalka Canada waxay Sanadihii dambe kusoo laabatay Dalka, Marxuumada ayaa maanta ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Guud ahaan Umada Soomaaliyeed ayaa looga tacsiyaynayaa Geerida Fanaanada, waxaa si gaari ugu tacsiyeynaynaa Qoyskii ay ka baxdey.

Puntlandi.com Muqdisho

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this