Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo soo saaray go’aano culus

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray go’aano la xariira faafitaanka cudurka Covid-19 si loo ilaaliyo badqabka shaqaalaha Hey’adaha Garsoorka dalka iyo shacabka Soomaaliyeed ee adeega u doonta xarumaha garsoorka.

Dhammaan howlwadeenada garsoorka, ciidamada amniga, qareenada iyo shacabka adeega caddaalada u soo doonta Hay’adaha garsoorka dalka ayaa la faray in ay xirtaan Af-saabka (Mask) ilaaliyaana kala fogaanshaha iyagoo isku jirsanaya ugu yaraan labo talaabo.

 Halkaan Hoose ka Akhriso go’aanada:-

 

Xakamaynta-Xanuunka-Covid-19_0001-724x10

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this