Sign in to follow this  
Deeq A.

Fannaanada Faadumo Cali Nakruuma oo Muqdisho ku geeriyootay

Recommended Posts

Deeq A.   

Allah ha u naxariisto waxaa isbitaalka Martiini xanuunka Covid-19 ugu geeriyootay Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid ahayd Hobolada Qaranka Waabari.

Faadumo Cali Nakruuma ayaa markii ugu horeysay sanadkii 2018kii, dalka dib ugu laabatay,maadama ay qurbaha ku nooleyd tan iyo markii dagaallada sookeeye ay Xamar ka billowdeen sanadkii1991-kii.

Nakruuma waxay fanka Soomaalida ku biirtay bartamihii lixdanaadkii, waxayna muddooyinkii dambe ka mid ahayd Haweenka nabadda u ololeeya.

PUNTLAND POST

The post Fannaanada Faadumo Cali Nakruuma oo Muqdisho ku geeriyootay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this