Sign in to follow this  
Deeq A.

War deg deg ah: Qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax goor dhow ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaas oo geystay khasaare kala duwan.

Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka Qabuuraha Cabdirashiid oo ku yaalla xaafadda Tarabuunka ee degmada Hodan.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa gaaray goobta, kuwaas oo haatan dhaq-dhaqaaqyo ka wada halkaasi.

Faah faahinta kala soco:radioshabelle.com

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this