Sign in to follow this  
Deeq A.

MW Farmaajo oo kulan laleh madax goboleedyo qaar & QM

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo Ra’iisal wasaaraha JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda kulan la leh Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug, Koonfur galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Shirkan ayaa looga hadlayaa khilaafka xoogan ee weli ka taagan arrimaha Doorashooyinka dalka ee 2021-ka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this