Sign in to follow this  
Deeq A.

Faadumo Cali Nakruuma oo u geeriyootay cudurka Coronavirus

Recommended Posts

Deeq A.   

Allah ha u naxariisto waxaa isbitaalka Martiini Cudurka Covid-19 ugu geeriyootay Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid ahayd Hobolada Qaranka Waabari.

Faadumo Cali Nakruuma ayaa markii ugu horeysay sanadkii 2018kii, dalka dib ugu laabatay,maadama ay qurbaha ku nooleyd tan iyo markii dagaallada sookeeye ay Xamar ka billowdeen sanadkii1991-kii.

Nakruuma waxay fanka Soomaalida ku biirtay bartamihii lixdanaadkii, waxayna muddooyinkii dambe ka mid ahayd Haweenka nabadda u ololeeya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this